Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan

62

Barnaamijka Todobaadlaha ee Maanta ayaan ku eegi doono, Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca Maanta ayaa ku Saabsan Raadinta Wadadii caanaha lagu heli lahaa iyo Hilibka.
Barnaamijkan oo ah kii Shanaad ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 11/9/2022,Barnaamijkani oo ah kii 5aad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cunntada.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BADQABKA CUNNADA IYO NAFAQADA