Ka dhageyso :Radio Markabley Fariinta Wacyi gelinta ee Kaalmada WFP.

77

Ka dhageyso Radio Markabley Bardheere 88.8MHTZ, Maalin iyo Habeen kasta 2:30 pm-02:45pm iyo 07:45 – 8:00 pm,Fariinta Wacyi gelinta ee looga digayo dadka ku dhaqan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ee ka faa.ideysta Kaalmada WFP, in aanan la musuq maasuqin Kaalmada laga helo Barnaamijka Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada Aduunka ee WFP.

Ka feejignoow khiyaano,Wax isdaba marin iyo Musuq Maasuq,tani oo ah fariin loogu digayo Dadka ay kaalmeyso Hay,ada WFP, waana howlaha gargaar ee ka soconaya Dowlad Goboleedka Jubaland.

FG:Macaamiisha Hormuud waxay soo waci karaan telefonka 0617140164,waana Bilaash lambarada kale ee aad waci kartaan waxay ku qoran yahiin Dhabarka dambe ee Kaarka.

Soo gudbinta Fariintan Wacyi gelinta Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada ee WFP iyo Idaacadeena.

HOOS KA DHAGEYSO FARIINTA WACYI GELINTA EE WFP.