Akhriso: Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga Arrimaha Dastuurka ee la Magacaabay
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Xaruntooda waxaa ay ku yeesheen mid kamid ah kulamadooda caadiga ah, iyaga oo iska soo dhex...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay dalka kajirto Abaar daran
rgeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa sheegay in saddexdii todobaad ee...
Wareysi dheer:Suldaan Gurey oo ka Hadley Qaban Qaabada Shirweyne Siyaasadeed oo lagu Qaban...
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu sheegay...
Barakacayaal hor leh oo soo gaarey degmada Baardheere ayaa ku biirey xeryaha Barakaca ee...
Waxaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya Tirada Qoysaska deegaanadooda uga barakacaya Abaarta saameysay nolosha dad iyo diuunyaba,Boqolaal ka mid ah Qoysaskaasi oo u...
35,000 oo arday oo u fadhiistay Imtixaanka dugsiga Sare ee dalka
Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobollada...
Shirkadaha Diyaaradaha oo ku dhawaaqay joojinta duulimaadyada dalka + Sababta
Guddiga maamulka diyaaraha gudaha dalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa shaaciyay in laga bilaabo maalinta berri ah ay gabi ahaan diyaaradaha ka shaqeeya...
Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh
Abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika ayaa si weyn u saameysay Soomaaliya, iyadoo malaayiin qof la sheegay inay wajahayaan cunno yaraan.
Hay’adaha gargaarka ayaa...
Ardeyda Baxdo oo maanta ka qeyb gashay imtixaanka iyo dowladda oo ka hadashay
Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxa maanta loo fariistay imtixaanka kama dambeysta ah ee Dugsiyada Sare, waxana tirada ardeyda u fariisatay lagu sheegay 35,000...
Shirkaddaha Diyaaraddaha ee dalka oo ku dhawaaqay shaqo joojin
Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka.
Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta...
Rooble Oo 35 Kun Oo Arday Maanta U Daah-Furay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare
Waxaa saaka Muqdisho iyo dowlad Goboleedyada dalka marka laga reebo Puntland ka si rasmi ah uga bilowday Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada sare, kaas...


















