Ka:dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan.

79

Barnaamijka 13aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono,Xoojimta Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca maanta waa Xoojinta Dalaga Nidaamyada Goosashada Dalagyada kale duwan Ciida iyo Maareynta Biyaha,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 06/11/2022,Barnaamijkani oo ah kii 13aad ee Xoojinta Dalaga Nidaamyada Goosashada Dalagyada kale duwan Ciida iyo Maareynta Biyaha.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 13AAD EE BEERAHA