Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha .

68

Barnaamijka 14aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono,Maamulka iyo Maareynta hagaajinta Tayada Dalaga iyo goosashada Dalaga Wax soosaarka Xoojimta Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo ISNIIN ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 14/11/2022,Barnaamijkani oo ah kii 14aad ee Maamulka iyo Maareynta hagaajinta Tayada Dalaga iyo goosashada Dalaga Wax soosaarka Xoojimta Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 14AAD EE BEERAHA