Ka Dhageyso: Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere.

77

Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA subaxnimo kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30 Duhurnimo ilaa 3;00 Galabnimo,Barnaamijkaasi oo Rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan isla fiidnimada Khamiista 8da fiidnimo ilaa 8.30 ka fiidnimo .

Tartan Aqooneedka Maanta oo khamiis ah 24.11.2022, ka dhacay Iskuulka Hoose ee Jaalle Siyaad ayaa waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 3aad iyo 4aad ee Dugsiga Hoose ee Jaalle Siyaad,natiijada ayaa waxay ku soo dhamaatey Fasalka Afaraad oo helay 22 dhibcood,halka Fasalka 3aad uu helay 21 dhibcood,sidaasina waxay guusha ku raacdey Ardeydii ku tartameysay Magaca Fasalka Afaraad,

Hadaba ciddii uu seegO BarnaamijkaasI waxay ka daalacan karaan Websitkeena Www.radiomarkabley.com

HALKAN KA DHAGEYSO TARTAN AQOONEEDKA