Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Pakistan.

0
gu yaraan 14 qof oo ay ku jiraan lix caruur ah ayaa ku dhintay qarax ka dhacay warshad kimikada ah oo ku taal magaalada...

Puntland: Maqaamka Muqdisho cid si gaar ah u sheegan karta ma jirto

0
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in maqaamka rasmiga ah ee caasimadda Soomaaliya uu ku cad yahay qodobka 9-aad ee Dastuurka Ku...

Maxkamadda Arusha oo dib u soo celisay Sagaalkii Xildhibaan ee Soomaaliya ku matali lahaa...

0
Maxkamadda Bulshada Bariga Afrika ee  magaalada Arusha ee dalka Tanzania ayaa dib u soo celisay 9-ka xubnood ee dowladda Soomaaliya ku meteli lahaa Baarlamaanka...

Somaliland oo diyaaradaha ku amartay in rakaabka Hargeysa u socda iyo kuwa ka dhoofaya...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa diyaaradaha ku amartay in dadka ka dhoofaya Hargeysa ee meel saddexaad u socda, iyo kuwa meel saddexaad kasoo dhoofay ee u...

Golaha Wasiirada Soomaaaliya oo maanta ansixiyay Axdiga Ururka Caalamiga ah ee Dayax-gacmeedka Guur-guura.

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey shuruuc iyo hehsiisyo muhiim u ah dalka. Golaha Wasiirrada ayaa...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay hadal heynta lahaanshiyaha Caasimadda

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cali Cumar Balcad, ayaa si cad uga hadlay doodihii xoogganaa ee maalmihii dambe ka socday baraha bulshada...

Dowladda Federaalka oo ka digtay dal-dalashada sharci darrada ah ee khayraadka Soomaaliya

0
 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka walaacsan isku dayo sii kordhaya oo ay shirkado iyo shaqsiyaad, kuwa dalka u dhashay iyo kuwo ajnabi ahba, ku...

Ka dhageyso Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

0
Ku Soo dhowaada dhageystayaal Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA,Tartan Aqooneedka Maanta oo Arbaco ah 19-11-.2025, ka dhacay Iskuulka Sare ee Sayid Warsame ayaa...

Safaaradda Midowga Yurub oo xaqiijisay inuu socdo wada-hadallo ku saabsan xoojinta taageerada AUSSOM

0
Safaaradda Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa shaacisay inay socdaan wada-hadallo ku saabsan kaalinta uu EU-gu ka qaadan doono Taageerada Cusub ee Midowga Afrika ee...

Golaha Aqalka Sare oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

0
Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya, kadib kulan ay...

XULASHADA