Dowladda Soomaaliya oo dalacsiisay ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii furista wadadda Muqdisho iyo Baydhabo
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Brig. Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii lagu furay waddada muhiimka ah ee isku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo kulan kula yeeshay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xilli uu ku sugan yahay...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaqo joojin ku sameeyay Madaxii Xafiiska Doorashooyinka Koonfur Galbeed
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay inay shaqo joojin ku sameeyeen madaxii Xafiiska Doorashooyinka Koonfur Galbeed.
Warqad kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha...
aliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Cafis u fidiyay Ciidamadii Koonfur Galbeed ee ku...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Maxamed Sheekh Xasan Xamuud, ayaa ku dhawaaqay cafis loo fidiyay ciidamo ka tirsan Asluubta Koonfur Galbeed oo ka...
Hoggaamiyaha KMG koofur Galbeed oo magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada
Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Hoggaamiya koonfur Galbeed oo...
SOMA Concludes First Two-Day Workshop on Police-Media Engagement in Somalia
M ogadishu, Somalia, 4 April 2026: The Somali Media Association (SOMA) has successfully concluded the first of a series of three two-day...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka Koonfur...
Dowlada Iran oo si adag ugu hadashay Trump
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbas Araghchi ayaa sheegay in bartilmaameedsiga buundada B1 ee ku taala wadada weyn ee waqooyiga Tehran uusan dalka ka...
Guddoomiye Shuute oo Fariin adag u diray Ciidamada
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay saraakiisha hoggaamineysa ciidamada federaalka iyo...
Wafdi culus oo hor u dhac ah u MW Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada...
Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku qul qulaya Wafuud ka socda dowladda Soomaaliya, iyadoo si weyn loo adkeeyay ammaaanka magaaladaasi,waxaana waddooyinka waaweyn iyo goobaha muhiimka ah...

















