Saddex Qof oo Ku Dhintay Weerar Ka Dhacay Agagaarka Qunsuliyadda Israa’iil ee Istanbul

0
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, laba askari oo boolis ahna way ku dhaawacmeen, kadib weerar rasaasaas loo adeegsaday oo ka dhacay meel...

Soomaaliya oo isu diyaarinaysa soo dhaweynta markabka qodista shidaalka ee Turkiga “Cagri Bey”

0
Waxaa si weyn u soo kordhaya dareenka farxadeed ee guud ahaan Soomaaliya, iyadoo dalka uu isu diyaarinayo soo dhaweynta markabka qodista shidaalka ee Turkiga...

MW Xasan Sheekh oo Baydhabo kula shiray saraakiisha ciidamada ammaanka

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeedì, kaasi oo diiradda lagu saaray xaaladda amniga deegaanka, maareynta isbeddelladii amni...

Trump oo ku hanjabay weeraro culus haddii Hormuz dib loo furi waayo

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si kulul uga digay in dalkiisu qaadi doono weeraro baaxad leh oo lagu burburinayo kaabeyaasha muhiimka ah ee Iran,...

Shabeelle TV oo Ku Guuleystay Telefiishanka Ugu Wanaagsan 2025 Abaalmarinta EASA

0
Shabeelle TV ayaa loo magacaabay Telefiishanka ugu wanaagsan sanadka 2025, intii lagu guda jiray East African Somali Awards (EASA), taasoo ka dhigan guul weyn...

DFS oo war ka soo saartay shidaal qodista ka bilaabanaysa dalka

0
Wasiiru dowladaha Xukuumadda Soomaaliya Cali Cumar ayaa qoraal uu ku daabacay Bartiisa X ku sheegay in ololaha ugu horreeya ee qodista shidaalka badda Soomaaliya...

Bangiga Adduunka oo laga cabsi qabo inuu jaro taageerada miisaaniyadda Soomaaliya

0
Warar diblumaasiyadeed ayaa muujinaya in Bangiga Adduunka laga cabsi qabo inuu jaro kabka miisaaniyadeed ee uu siiyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, haddii aan xal degdeg...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Koonfur Galbeed Waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee...

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa ka qayb galay munaasabad...

Maraykanka oo sheegay in la soo badbaadiyay duuliyihii labaad ee F-15E, kadib iska-hor-imaad ka...

0
Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in la soo badbaadiyay duuliyihii labaad ee diyaaraddii dagaalka ee F-15E Strike Eagle oo hore loogu soo riday gudaha dalka...

Olole iyo kulamo siyaasadeed oo xoogan oo ka socda Baydhabo

0
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa haatan noqotay goob ay ka socdaan kulamo siyaasadeed oo iska soo horjeeda iyo olole xooggan, kuwaas oo...

XULASHADA