(DAAWO )Dhismaha Masjidka Abraar ee Baardheere oo la soo gabagabeeyey,Dhowr bilood dib u dhis...
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa si rasmi ah loo furey Dhismaha Masjidka Abraar oo dib u dhis iyo balaaran lagu sameeyey,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Culimada Soomaaliyeed
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay Culimadii ka qayb gashay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee shalay lagu...
Dowladda Canada oo magacowday Ergayga Gaarka ah ee La-dagaalanka Islaam-Nacaybka
RW dalka Canada, Justin Trudeau waxa uu magacaabay Ergaygiisa Koowaad ee Khaaska ee La-dagaalanka Islaam-Nacaybka, xilli ay dalkaasi dhawaanahan ka dhaceen Weeraro ka dhan...
Duqaymo ka dhacay Deegaanno ka tirsan Gobolka Bari ee Puntland
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in duqaymo xooggan oo ย loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay ka dheceen Xarumo ay ku sugnayeen...
Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 26-01-2023 (Episode-4)
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...
Soomaalida Kenya oo walaac ka muujiyay hadal kasoo yeeray Raila Odinga
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa dhawaan meel fagaara ah tageerayaashiisa ugu shegay in uusan aqoonsanayn madaxwaynaha talada haya William Ruto iyo dowladdiisa.
Haddaba, Kenya...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ต๐ณ๐๐ฟ๐ฎ๐ ๐ ๐ฎ๐๐ต๐ฟ๐๐๐ฐ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐ผ(SAWIRO)
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daahfuray Mashruuca Barwaaqo oo ay ku kacayso Malaayiin dollar, kaasi oo ay fulineyso...
Galmudug oo Qaadka ka mamnuucday in la geeyo furimaha dagaalka
Wasaaradda amniga gudaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka mamnuucday deegaannada ay howlgalalda ka dhanka ah Al-Shabaab ย ka socdaan in la geeyo Qaad/Jaad, sababo la...
Somaliland oo ciidamo soo dhoobtay koonfurta Laascaanood + Sababta
Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay Somaliland ay ciidamo fara badan ay soo dhoobtay koonfurta magaalada Laascaanood.
Ciidanka RRU...
Puntland oo Goob fagaaro ah ku burburisay waxyaabaha maanka dooriya
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal, Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Puntlandย ayaa goobjoog ka ahaa goob fagaaro ah oo lagu burburiyay...


















