Mareykanka oo muwaadiniintiisa kala baxay Sudan & wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka
Ciidamada Mareykanka ayaa diblumaasiyiin Mareykan ah iyo qoysaskooda ka daad gureeyay magaalada Khartoum, sida uu sheegay madaxweyne Joe Biden.
Sarkaal Mareykan ah ayaa sheegay in...
Maamulka masjidka Sheikh Cali Jimcaale oo hadlay dhacdo masajidka ka dhacday salaaddii Ciida ee...
Maamulka masjidka Sheikh Cali Jimcaale ee magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay, waxay ugu yeereen munkar ka dhacay masjidka xilli lagu jiray...
Ruushka iyo Sacuudiga oo Heshiis ka gaaray Wax soo saarka Shidaalka
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa kala hadlay heshiiska OPEC+ ee lagu xaddidayo soo saarista shidaalka dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, isagoo taleefoon kula xiriiray...
Maxaabiis uu cafis u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh oo la siidaayay
127 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye, ayaa saaka lasii daayay markii uu cafis u fadhiyay...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa ay meelo kamid ah dalkaasi ku dileedn Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Somaalida ka Shaqeysta dalkaas, iyaga...
Magaalada Baardheere oo Maanta si weyn loogu Ciidey.
Kumanaan ka mid ah Qeybaha kale duwan ee Bulshada ku dhaqan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo isugu jira rag iyo dumar ayaa Saaka...
Soomaaliya & Caalamka oo Maanta siweyn looga Ciidayo
Magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyada oo Masaajidda sidii caadiga ahayd lagu tukaday salaada Ciida,...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay ardaydii ugu horreysay kasoo saartay dalka Sudan
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ardayda Soomaaliyeed ee ku xayiran dalka Sudan ay u daadgureysay dalka Itoobiya, sida uu xaqiijiyay danjire Cabdiraxmaan Nuur...
Hay’adda Amnesty oo ku eedeysay ciidamada Somaliland inay si aan kala sooc lahayn u...
In ka badan 100 qof ayaa ku dhintay in ka badan 600 oo qofna waa ay ku dhaawacmeen dagaalada ka socda magaalada Laascaanood ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ergay cusub Magacaabay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha...


















