Ka dhageyso Radio Markabley Baardheere Barnaamijka Beeraha,Q34 aad

68

Barnaamijka 34aad ee oo Maanta Axad ah ayaa waxaan ku eegi doonaa Barashada habka Wanaagsan ee wax beerashada,Mowduuca maanta waxaan ku eegi doonaa waraabka iyo Maareynta Biyaha  .

Barnaamijkan Maanta waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Deeq bixiyayaasha ,Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay14/05/2023,Barnaamijkani oo ah kii 34aad ee Habka wanaagsan ee Wax beerashada

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Deeq Bixiyayaasha iyo weliba Idaacadeena.

 

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA