Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Lama Aqbali Doono in La Xagal Daaciyo Halganka Dalka Looga Xoreynayo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka uu dhiigga u soo daatay ee...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 31-08-2023
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay sababta Ciidanka Uga soo baxeen Farumaha dagaalka
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa markii ugu horeysay ka...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray degmada Cadalle ee gobolka Shabeelada Dhexe
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ee ku ...
Magaalada Baardheere oo laga qaadey Xayiraadii saarneyd in muddo ah
Magaalada Baardheere ayaa maanta waxaa si rasmi ah looga qaadey Xayiraadii saarneyd Cir iyo Dhul oo ay ku soo rogeen Alshabaab.ka dib Baardheere lagu...
Afgembi Milliteri oo ka dhacay dalka Gaboon
Koox Saraakiil sarsare oo ka tirsan Milliteriga dalkaas ayaa ku dhawaaqay inay la wareegeen Talada Gambia, isla markaana ay laaleen Natiijada Doorashadii Madaxweynaha ee...
Madaxweyne Shariif oo ku baaqay in wadahadal lagu dhammeeyo colaadda Laascaanood
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq nabadeed kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isaga oo ku baaqay in...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo safar deg deg ah ku tegay Aadan-yabaal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan goleyaasha Hay’adaha Dowladda ayaa gaaray taliska ciidamada Xoogga...
Dowladda Maraykanka oo Soomaaliya ugu deeqday taageere dhaqaale oo dhan $92.6 million
Dowladda Soomaaliya ayaa dowladda Mareykanka la saxiixatay heshiis horumarineed oo ku kacaya $92.6M, si loo hormariyo adkeysiga, xasilloonida, kobaca dhaqaalaha, iyo dowladnimada.
Wasiirka qorshaynta xukuumadda...
Ciidamada dowladda oo isaga baxay degaano katirsan Gobolka Galgaduud
Saraakiisha amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen toddobaadyadii lasoo...


















