Wararkii ugu dambeeyay xaaladda siyaasadeed ee Puntland
Xaaladda siyaasadeed ee Puntland ayaa weli cakiran, waxaana dhaqaaqyo xoogleh laga dareemayaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo madaxweyne Deni...
Golaha ammaanka oo baaraya shakhsiyaadka ku lugta lahaa xadgudubyada dagaal ee ka dhacay Laascaanood
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in la qaado tallaabooyin dabagal ah oo ku saabsan la xisaabtanka shakhsiyaadka masuulka ka ah xad...
Mas’uul Turkish oo sheegay inay XAMAAS ay dili doonaan Ra’isul-wasaaraha Israel
Wasiir Ku-xigeenka Tacliinta ee dalka Türkiye, Nazif Yilmas waxa uu hadalkaasi ku sheegay Qoraal uu ku daabacay Barta Bulshada ee X, isagoo dib u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyaha Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay guulaha laga gaaray howlagalladii...
War murtiyeed lagasoo saaray shirka siyaasiyiinta mucaaradka Puntland
War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii mucaaradka Puntland uga socday magaalada Garowe, iyagoo mucaaradku isku raacay in aysan wax muddo kordhin ah ka dhici...
Gudoomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda wax ka barata Dalka Masar ee Jubaland oo ka...
Cismaan Maxamed Cismaan Daqare oo ah Guddomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda ka soo jeeda Jubaland ee wax ku barata Dalka Masar ayaa Wareysi dheer oo...
Duqeymo iyo howlgallo ka dhacay Gobollada Jubbooyinka
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 5aad ee Guutada 16aad oo kaashanaya Ciidamada daraawaaiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo xoogan...
Dad Shacab ah oo lagu dilay degaano u dhow degmada Cadalle
Maleeshiyaad hubeysan ayaa Saddex Ruux oo Shacab ah waxaa ay kudileen degaano hoostaga Degmada Cadalle Ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.
Dilka ayaa sigaar ah waxaa uu...
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Bacaadweyne
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulkaadir Maxamed Nuur, Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Al-cadaala iyo masuuliyiin...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo oo Gaaray Dalka Masar
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee dalka...


















