QM oo sheegtay in 1,289 rayid ah sanadkan lagu dilay rabshadaha ka jira Soomaaliya

0
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing oo hadal kooban ka jeedisay magaalada New York ayaa sheegtay in dalka uu...

Shir looga hadlayo Nabada Bariga Dhexe oo maanta ka furmaya dalka Masar

0
Waxaa Caasimadda Cusub ee Maamulka dalka Masar maanta oo Sabti ah ka furmi doona Shirweynaha Nabadda Qaahira ee uu Madaxweyne Elsisi gogosheeda dhigo, si...

Wararkii Ugu dambeeyay Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Ceelasha biyaha

0
Faah Faahino ku  soo baxay Qarax Ismiidaamni ah oo maanta ka dhacay degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho. Qarax ayaa loo adeegsaday Baabuur walxaha...

Banaanbaxyo waa weyn oo lagu taageerayo Falastiin oo maanta ka dhacay Muqdisho

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka dhacay banaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo dhibaatada Israa'iil ay ku hayso dadka reer Falastiin. Dadweynaha...

Danjire Abuukar Baalle oo QM ka dalbaday in cunaqabateyta hubka laga qaado Soomaaliya, lana...

0
Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle oo warbixin ka jeediyay kulanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay arrimo ay ka...

Farmaajo oo cadeeyay mowqifkiisa qorsho ay damacsan yihiin Madaxda Villa Somalia

0
adaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan wax ka bedelka hanaanka dowladnimada dalka oo uu sheegay iney ka...

Somaliland oo si adag uga hadashay Aqoonsiga dowladda Soomaaliya ee Maamulka SSC Khaatuma

0
Somaliland ayaa dagaal ka dhan ah jiritaankeeda ku tulmaantay aqoonsiga ay Dowlada Federaalka Soomaaliya siisay maamulka SSC Khaatumo oo hoggaamiyahooda ku sugan yahay Magaalada...

Ka dhageyso Radio Markabley Ruwaayada Radiyaha Maalin kasta ee la xariirta Waxbarashada

0
Ka dhageyso Maalin kasta Fariimo iyo Ruwaayada Raadiyaha ee la xariirta Waxbarashada aas aasiga ee deg dega ah,Hirkeeda FM 88.8.Cida uu seego Barnaamijyadan Fariimaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka dagay degmada Xudur

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray magalada Xudur ee...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 20-10-2023

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

XULASHADA