Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galaya Caleemo Saarka Madaxweynaha Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Tayib Erdogan ayaa gaaray Maagalada Ankara.
Soomaaliya iyo...
Isimada dhaqanka SCC oo kulan kula qaatay magaalada Muqdisho madaxweynaha Jubbaland
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa Magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay qaar ka mid ah Isimada dhaqanka gobolada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay aqbalaada codsiga Soomaaliya ee Dallada (EAC)
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada...
Madax ka qeyb galeysa Calaamo-saarka Madaxweynaha Turkiga oo kusii qul quleysa dalkaas
Madaxweynaha dalka Bangladesh, Maxamed Shahaabudiin ayaa ku wajahan Caasimadda dalka Turkiga ee Ankara, si uu Axadda uga qeyb galo Munaasabadda Caleema-saarka ee Madaxweynaha La-doortay...
DFS oo sheegtay inay billaabi doonto diiwaangelinta Dhaqatiirta & Isbitaallada kuyaalla dalka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cali Xaaji Aadam ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka ay billaabeyso dhawaan diiwaangelinta iyo Shati siinta...
Ka dhageyso Radio MarkableyBarnaamijka Wadaaga SOMA 01-06-2023 (Episode-22)
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...
Cumar Cabdirashiid oo weerar afka ah ku qaaday Dowlad Goboleedyada
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Camar Cabdiashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay go’aanadii dhawaan kasoo baxay Golaha wadatashiga Qaran oo Shir u yeeshay caasimadda...
Soomaaliya oo la wareegtay guddoomiyaha Kormeerka joogtada ee Midowga Afrika ee QM
Soomaaliya ayaa la wareegtay guddoomiyaha meertada ah ee Xafiiska Kor-joogtada Ergada Midowga Afrika ee Qaramada Midoobay. Xafiiskan oo shaqadiisa ka mid tahay inuu si...
Puntland oo hor istaagtay inuu Garowe ka duulo ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha...
Laamaha amamanka ee maamulka Puntland ayaa maanta u diiday inuu garoonka diyaaradaha ee Garowe ka duulo ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha dhaqaalaha iyo...
SSC-Khaatumo oo sheegtay in 2 qof oo shacab ahi ku nafwaayeen miino ay ciidamada...
SSC-Khaatumo ayaa sheegtay in 2 qof oo shacab ahi ay ku nafwaayeen miino ay ciidamada Somaliland dhulka ku aaseen, deegaanka Sii-xawle ee gobolka Sool.
Afhayeenka...

















