Madaxweyne Deni oo taageero u muujiyay xildhibaan aqalka hoose ah oo u tartamaysa baarlamaanada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taageero u muujiyay xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir Xaaji Cali, oo u tartamaysa madaxweynaha Midowga Baarlamaanada qaramada...
Soomaaliya oo Maanta ka qeyb galeysa doorashada tartanka Madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka
Waxaa lagu wadaa in Maanta Caasimadda dalka angola ka dhacdo doorashada tartanka Madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka oo sanadkaan markii ugu horreysay ay ka qeyb galeyso...
Ka dhageyso Radio Markabley FM ,Maalin iyo Habeen Fariinta Wacyi gelinta ee ELNINO
Ka dhageyso Radio Markabley FM-Baardheere,Maalin iyo Habeen Fariinta Wacyi gelinta ee la xariirta ELNINO,lana soco Xaalada Daadadka iyo Fatahaada Webiga ee Saameynta ku yeeshay...
Qaramada Midoobay oo ugu baaqday SSC- Khaatumo iyo Somaliland inay si nabad ah isku...
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Catriona Laing ayaa ugu baaqday SSC- Khaatumo iyo Somaliland inay si nabad ah isku...
Tirada Guud ee Barakacayaasha Caalamka oo kor u dhaaftay 114 milyan oo qof
Warbixin ay Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR soo saartay shalay oo Arbaco ahayd ayaa lagu sheegay in Tirada Guud ee dadka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magaalada Brussels kulan kula qaatay madaxweynaha Golaha Midowga Yurub
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah kula qaatay magaalada Brussels ee dalka Biljamka madaxweynaha Golaha Midowga Yurub Charles Michel.
Labada...
Guddiga doorashooyinka Puntland oo soo saaray jadwal doorasho oo muran badan dhaliyay
Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC, ayaa xalay waxay soo saareen jadwal doorasho oo muran badan dhaliyay, kaasoo ay ku xusan tahay, in ay isa...
Dowladda Soomaaliya oo maanta dalka kusoo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku dhibaataysnaa Libya
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo talaado ah waxay dalka dib ugusoo celisay muwaadiin Soomaaliyeed oo gaaraya in ka badan boqol qof, kuwaas oo ku...
Mucaaradka Puntland oo digniin u diray Madaxweyne Deni ( Warsaxaafadeed)
Dallada Mucaaradka Puntland ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa ay kaga hadleen jadwalka doorashooyinka qofka iyo codka ah...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo dowladda Mareykanka kala hadlay iskaashiga dagaalka Alshabaab
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Siihayaha Safaaradda Mareykanka ee A.I. Shane Dixon iyo Colonel David J. Haskell, oo ah Taliyaha Howlgalka...


















