Shir u Dhaxeeya Dowladda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Kismaayo Ka Furmaya
Waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu ka furmo shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaran kaas oo dhaxeeya Wasaaradda arrimaha Gudaha Federalka iyo dowlad goboleedyada...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku taageeray Cali Jeyte dhismaha maamulka Hiiraan State
Xubno ka mid ah Xildhibaanadda Beesha Xawaadle ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa shir jaraa'id ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxay kaga hor yimaadeen...
Xiisad ka Taagan Magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal
Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Xiisad ay ka Taagan tahay ka dib markii dhaqdhaqaaqyo ciidan oo iska soo...
IGAD oo Walaac ka Muujisay Xaalada Malaayiin qof oo ku nool Geeska Afrika
Dawladaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa walaac ka muujiyey xaaladda nololeed ee in ka badan 55...
KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA
Barnaamijka Todobaadlaha ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada Maanta ayaan ku eegi doonaa,sida wanaagsa e loo goosto Dalagan xiigan uu muhiim u ah goosahsda...
Madaxweyne Biixi: Puntland waxay keentay cilmi adduunka ku cusu
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Puntland ku eedeeyay in ay doonayso in ay samayso dal ku dhisan hayb qabiil oo aan Soomaaliya iyo...
Gudoomiye Cali Jeyte oo sheegay in Gobolka Hiiraan uu isaga baxay Maamulka Hirshabeelle
Gudoomiyihii gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Cali Jeyte Cismaan oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in...
(Wareysi) Sudaan Iftiin Muxumed Cali oo ka mid ah Odoyaasha Gobolka Gedo ayaa ka...
Sudaan Iftiin Muxumed Cali oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Gobolka Gedo kuna sugan degmada Dolow ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxaa uu...
Ra’iisal wasaare Xamse oo sheegay in Xukuumaddiisa ay shaqaaley siisay 23 kun oo Dhalinyaro...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhowaan dowladda Soomaaliya...
Shan gabdhood oo Soomaali ah oo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Minneapolis
Shan gabdhood oo Soomaali ah ayaa ku geerriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka. Saddex kamid ah gabadha geeriyooday ayaa...


















