(DAAWO)Haweenka Baardheere oo dhigey Banaan bax looga soo horjeedo Maamulka Axmed Madoobe iyo Madaxweyne...

0
Madaxweyne Deni ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan iyo wasiir ku xigeenkii arrimaha gudaha, Cabdiweli Xirsi Mire. Wareegto xilka looga qaaday...

Xildhibaanada Baarlamaaanka Puntland oo Maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

0
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa Maanta  oo sabti ah ka doodaya Ajandaha Kal-fadhigooda 52-aad oo khamiistii furmay. Xildhibaannada ayaa lagu wadaa in ay dood kadib ansixiyaan...

Faah Faahino ka soo baxaya dilka Gudoomiye ku xigeenkii Arimaha Bulshada degmada Wanlaweyn

0
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha Bulshada maamulka degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose Haashim Maxamed Xasan in...

Feysal Cali Waraabe oo ku hanjabay in Ciidamada Somaliland la wareegi doonaan Garoowe

0
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland  Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ee ahaa in...

Weerar lagu dilay Askar Kenyan ah oo ka dhacay Gobolka Waqooyi Bari

0
Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaaeen Kolonyo Gaadii ah oo ay saarnaayeen Ciidamo Kenyan ah, kuwaas...

Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka inay caburin ku hayso shacabka Gedo

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay walaac weyn ka muujinayaan xaaladda amni iyo midda siyaasadeed ee ka jirta gobolka Gedo ee maamulka...

Madaxweyne Deni: Waxaan diyaar unnahay inaan si gooni ah ula xaajoono dowladda federalka

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu Dowladda federalka la galo wada xaajood gooni ah. Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu xil...

Wafdi maanta ku wajahan Magaalada Baraawe

0
Wararka imaanaya Nagaalada Baraawe ee Caasimadda Dawlad goboleedka Koofur galbeed ayaa sheegaya in maanta Halkaas ay ku wajahan yihiin wafdi isugu jira Mas,uliyiin ka...

Xeer ilaalinta Somaliland oo codsatay in xabsiga lagusii hayo wariye Bushaaro Baande

0
Markii shanaad ayay xeer ilaalintu ka codsatay maxkamadda in Wariye Bushaaro Baande xabsiga lagusii hayo. Saaka ayaa afar cisho in ay sii xidhnaato maxkamaddu u...

Midowga Afrika oo mar kale ku baaqay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka

0
Danjiraha midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxda howlgalka ATMIS, El-Amine Souef ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay taageeraan qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya. Madaxa...

XULASHADA