Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo Maanta ku dhexmaray degaanka Mabaax oo hoostaga degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan Ciidamada Dib-u-xoreynta...
Golaha Ammaanka oo diiday in cunaqabateynta hubka laga qaado Somalia & DFS oo walaac...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taas oo ay si weyn uga soo horjeesatay dowaldda...
Xog: Madaxweyne Xasan iyo Axmed Madoobe oo gaaray is-faham qarsoodi ah
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si hoose heshiis uga gaaray qadiyadd muddo badan cakir-neyd, sidda ay xusayaan warar...
Ra’iisul wasaare Xamza oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka Soomaaliya iyo bangiga adduunka,...
Dowladda oo joojisay, qorista & dhoofinta Shaqaale Ama xoogsato Soomaaliyeed
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso in Shaqaale ama xoogsato Soomaaliyeed la qori karo...
Soomaaliya & Serbia oo ka wada hadlay isdhaafsiga khibradaha Dhaqaalo Abuurka
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Somaaliya, Abshir Cumar Jaamac Huruuse oo Safar Shaqo ku joogo Dalka Serbia ayaa Kulan...
Maamulka Jubbaland oo Maanta dil toogasho ku fuliyay Askar dil geysatay
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta xukun dil ah ku fulisay labo rag ah, kuwaas oo lagu helay inay si...
Ciidamada dowladda oo Maanta howlgal kula wareegay degaanka Cadcadeey
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta Ururka Al-Shabaab kala wareegay deeggaanka Cadcadeey oo hoostagga magaaladda Ruunir-good ee gobolka Shabeellaha dhaxe...
Madaxweynaha Puntland oo soo gabagabeeyay booqashadiisii Zambia
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa soo gebagabeeyay booqashadii ay ku tageen magaalada Lusaka ee dalka Zambia.
Saciid Deni iyo...
Abiy oo war cusub ka soo saaray heshiiska nabadda ee gobolka Tigray
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u sheegay xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya inay ka go’an tahay heshiiski nabadeed oo uu kula gaaray hoggaanka Tigray-ga waddanka...