Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista

30

Barnaamijka 9aad  ee oo Maanta aan ku eegi doonaa sida loo maareeyo Cayayaanka Baabi,iye loona beerto Dalag caafimaad qaba oo saaxiib la ah deegaanka ,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;30 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 11/2/2024,Barnaamijkani oo ah kii 9aad ee ku saabsan sida loo maareeyo Cayayaanka Baabi,iye loona beerto Dalag caafimaad qaba oo saaxiib la ah deegaanka.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

 

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 9AAD EE BARASHADA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERISTA