Firdhiye: Waan la dagaalamaynaa Itoobiya haddii ay ciidan dul keento degaanada SSC- Khaatumo
Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-cali Firdhiye ayaa uga digay dowladda Itoobiya inay soo faro galiso arrimaha gudaha ee degaanada maamulkiisa.
Hoggaamiye Firdhiye oo maanta...
Wafdi ka socda Midowga Yurub oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qaabbilay wafdi ka socda Midowga Yurub.
Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya, Jens Hoegel oo ah...
Xamza oo amar deg-deg ah kasoo saaray xiisadda ka taagan garoonka Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa garoonka dayaaradaha Aden Cadde ayaa...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca tamarta
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya, ayaa ka wada hadlay iskaashiga...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa’uud
Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta xukun dil ah ku riday Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysnaa inuu nolasha ku gubay xaaskiisa Luul Cabdicasiis...
Ruto oo isku dayaya inuu qaboojiyo xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ku hawlanaa sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo ka dhalatay heshiiskii badda ee uu...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo magabaacis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiiradda
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa magacaabis iyo isku shaandhweyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golahiisa Wasiiradda Hirshabeelle.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska...
Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wafdi ka socda Britain
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain oo uu hoggaaminayey...
Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga mid noqonaysa xubinnimada EAC
Soomaaliya ayaa maanta loogu dhawaaqayaa inay ugu dambayn si rasmi ah u biirtay ururka bulshada Bariga Afrika (EAC), ka dib markii ay soo gaartay...
Kenya oo ku hungowday inay wada hadal siiso madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaaraha Itoobiya
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa isku howlay sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo ka dhalatay heshiiska dhinaca...


















