Mas’uul Turkish oo sheegay inay XAMAAS ay dili doonaan Ra’isul-wasaaraha Israel

0
Wasiir Ku-xigeenka Tacliinta ee dalka Türkiye, Nazif Yilmas waxa uu hadalkaasi ku sheegay Qoraal uu ku daabacay Barta Bulshada ee X, isagoo dib u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyaha Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay guulaha laga gaaray howlagalladii...

War murtiyeed lagasoo saaray shirka siyaasiyiinta mucaaradka Puntland

0
War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii mucaaradka Puntland uga socday magaalada Garowe, iyagoo mucaaradku isku raacay in aysan wax muddo kordhin ah ka dhici...

Gudoomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda wax ka barata Dalka Masar ee Jubaland oo ka...

0
Cismaan Maxamed Cismaan Daqare oo ah Guddomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda ka soo jeeda Jubaland ee wax ku barata Dalka Masar ayaa Wareysi dheer oo...

Duqeymo iyo howlgallo ka dhacay Gobollada Jubbooyinka

0
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 5aad ee Guutada 16aad oo kaashanaya Ciidamada daraawaaiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo xoogan...

Dad Shacab ah oo lagu dilay degaano u dhow degmada Cadalle

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa Saddex Ruux oo Shacab ah waxaa ay kudileen degaano hoostaga Degmada Cadalle Ee Gobalka Shabeellaha Dhexe. Dilka ayaa sigaar ah waxaa uu...

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Bacaadweyne

0
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulkaadir Maxamed Nuur, Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Al-cadaala iyo masuuliyiin...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo oo Gaaray Dalka Masar

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee dalka...

Midowga Afrika oo taageeray in saddex bilood la hakiyo bixitaanka 3,000 askari oo ATMIS...

0
Midowga Afrika ayaa taageeray codsigii dowladda Soomaaliya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ahaa in muddo saddex bilood ah la hakiyo bixitaanka...

Raysal wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay hoggaamiyaha SSC- Khaatumo

0
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay hoggaamiyaha SSC- Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), kaasoo Muqdisho ku tagay casuumaad rasmi...

XULASHADA