Dib u dhac ku yimid shirkii uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh + Sababta

9

Iyada oo maanta lagu ballansanaa in uu qabsoomo shirka golaha wadatashiga qaran(CWQ) ee uu ku baaqay madaxweynaha JFS ayaa war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha waxaa lagu yiri:-

Shirka golaha wadatashiga qaran ee uu ku baaqay madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u baaqayda arrimo farsamo awgood oo dib loogu dhigay furitaanka shirka.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Halkan hoose ka akhriso:-