Cabdimaalik Muuse Coldoon oo markale xabsiga loo taxaabay

0
Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah saxafi iyo sheekh, ayay Booliiska Somaliland ee magaalada Burco markale maanta xabsiga u taxaabeen. Coldoon ayaa intii aan la xidhin...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eretariya

0
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eretariya. Madaxtooyada Soomaaliya oo si kooban uga...

Madaxweyne Deni oo mar kale ku guulaystay xilka madaxweynaha Puntland

0
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah ugu guulaystay doorashada madaxweynaha Puntland ee 2024-2019, kadib markii uu ku guulaystay wareegii ugu dambeeyay ee...

Guddoonka baarlamaanka oo qabtay mooshin ka dhan ah heshiisyadii amni ee lala galay Itoobiya...

0
Xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudbiyay mooshin ka dhan ah heshiisyadii iskaashiga amniga oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta Guddoonka baarlamaanka...

Bannaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo heshiiska Itoobiya oo ka dhacay magaalada Boorama

0
Bannaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo heshiiska badda ee dhawana dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland, ayaa ka dhacay magaalada Boorama. Bannaanbaxa oo saaka ka bilowday magaalada...

Sciiid Deni: Dowladda federaalku waxay Puntland ku cadaadisay inay aqbasho wax ka beddelka dastuurka,...

0
 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ku cadaadisay inuu aqbalo wax ka beddelka dastuurka, si Puntland loogusoo fasaxo mashaariicda...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista

0
Barnaamijka 4aad  ee oo Maanta aan ku eegi doono, Habka wanaagsan ee wax beerashada,Beerashada Dalagyada Khudaarta, mowduuca ayaan uga hadli doonaa,Barnaamijka Maanta ayaan waxaa...

Odayaasha reer Saylac oo ka horyimid heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya

0
Odayaasha dhaqanka ee ku nool magaalada Saylac ee Somaliland ayaa si weyn uga soo horjeestay in dekadda magaladaasi lagu wareejiyo dowladda Itoobiya. Qaar kamid ah...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay damaca iyo xadgudubka dowladda Itoobiya

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan oo ay ka wada hadleen arrimo badan...

Itoobiya oo sheegtay xiliga ay Somaliland aqoonsanayso iyo meesha saldhiga ciidan laga siinayo

0
Itoobiya ayaa sheegtay in ay Somaliland aqoonsanayso kadib marka heshiiska la dhamaystiro, ee lagu wareejiyo dhulka ay saldhiga ciidan ka dhisanayaan. Lataliyaha Amniga Qaranka ee...

XULASHADA