Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 2-05-2024

10
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.
1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.
2- Axadda (ku celis)
 
Su’aasha TodobaadkanDowladda Soomaaliya ma u wajahday sidii loo baahnaa sugida Amniga Guud ee dalka

 

Mahadsanidiin.  
 

Cabduqaadir Jakaarta, SOMA Program Coodinator

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA TODOBAADKA EE SOMA