Madaxweynaha Soomaaliya iyo xoghayaha guud ee QM oo ka wada hadlay walaaca heshiiska Itoobiya...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutteres ayaa sheegay inuu la hadlay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka dhegaystay walaaca heshiiska...
Masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay mudaharaad loogasoo horjeeday heshiiskii Itoobiya iyo...
Masuuliyiinta katirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kala qeyb galay kumannaan dadweyne ah oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaasi oo...
Dowladda Soomaaliya oo billowday dadaallo lagu badbaadinayo shaqaalihii la socday diyaaradii u gacan gashay...
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u soo badbaadin lahayd rakaabkii la socday diyaarad Helicopter ah oo ay leedahay Qaramada Midoobay oo...
Xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya oo gudbiyay mooshin culus
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inay guddoonka sare u gudbiyeen mooshin ka dhan ah heshiisyo amni...
Jabhadda Oromada oo ka hor timid damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya
Jabhadda Xoraynta Oromada ee dalka Itoobiya OLF ayaa si weyn kaga hor tamid ficilka foosha xun ee Abiy Axmed Cali ku damaaciyay badda Soomaaliya,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta kulan la qaatay Taliyaasha ciidamada dowlada
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu kusoo dhaweeyay taliyaha ciidanka...
Beesha caalamka oo soo dhaweysay doorashada madaxweynaha Puntland ee 8da Janaayo 2024
War ay soo saareen beesha caalamka ayay ku sheegeen in ay bogaadinayaan dadaalka dhammaan daneeyayaasha siyaasadda iyo doorashada, si loo xaqiijiyo hannaanka nabadeed laguna...
Ciidanka Danab oo ka horyimid natiijada doorashada madaxweynaha Puntland
Taliska ciidanka Danab ee taabacsanaa mucaaradka Puntland, ayaa ka horyimid natiijadii kasoo baxday doorashada madaxweynaha Puntland ee shalay ka dhacday magaalada Garowe.
War saxaafadeed kasoo...
Dowladda Fedaraalka oo si kulul u cambaareysay talaabo kale oo ay qaaday Somaliland
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay talaabooyin Somaliland ay kula kacday qaar ka mid ah dadkii ka horyimid heshiiskii badda ee madaxweynaha...
Dowladda Jabuuti oo ka hadashay damaca Itoobiya ee ku aadan dhulka Soomaaliyeed
Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay khilaafka culus ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiis bilawgii bishan Adis Ababa ku dhexmaray...


















