Ciidanka amniga dowladda Soomaaliya oo soo afjaray Shabaabkii weeraray hotel SYL

0
Ciidamada dowladda ayaa soo afjaray weerarkii koox hubaysan oo katirsan Alshabaab ay ku qaadeen hotel SYL, halkaas oo kooxda hubaysan ay illaa xalay ay...

Ciidanka Jabuuti oo isaga guuray fariisimahii ay ku lahayeen bartamaha Baledweyne

0
Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa maanta isaga baxay fariisamahii ay ku lahayeen...

Somaliland oo dhaliishay sida Waddamada Reer Galbeedku uga jawaabeen xiisada Badda Cas

0
Somaliland ayaa sheegtay in sida ay waddamada Reer Galbeedku uga jawaabeen xiisada Badda Cas anay ahayn mid xal lagu gaadhi karo. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali...

Baarlamaanka Puntland oo meel mariyay golaha wasiirrada ee madaxweyne Deni uu magacaabay

0
Baarlamaanka Puntland ayaa xasaanadda siiyay golaha wasiirrada ee uu soo magacaabay madaxweyne Deni, kuwaas oo maanta hortagay baarlamaanka, si ay u helaan codka kalsoonida. 54...

Baarlamaanka JFS oo maanta bilaabay ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka

0
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay ka Doodista cutubka 4-aad oo ka hadlaya Matalaadda Shacabka, Madaxa Koowaad(Mabaadii’da Guud ee Matalaadda Shacabka) iyo Madaxa...

IMF oo sheegtay in horumar weyn laga gaaray dib u habaynta Maaliyadda Soomaaliya

0
Hay’adda MF ayaa soo saartay Warbixin ku saabsan natiijada horumarka Maaliyadda Soomaaliya kadib shir qaatay muddo labada toddobaad ah oo ay yeesheen Wasaaradda Maaliyadda...

Maraykanka oo ballanqaaday inuu 100 milyan ku bixinayo taageerada ciidanka Militariga Soomaaliya

0
Mareykanka ayaa ballan qaaday in $100M uu ku bixinayo saldhigyo cusub oo militari, oo looga gol leeyahay in ciidanka Soomaaliya ay kala wareegaan ammaanka...

Faahfaahino kasoo baxaya dab xoogan oo saaka ka kacay suuqa Bakaaraha

0
Dab xooggan ayaa saaka aroortii hore ka kacay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, ayada oo illaa hadda aan la garaneyn waxa sababay. Dabka ayaa...

Taliyaha Ciidamada Itoobiya ” Dhulka Soomaaliya 60% Ciidamadeena ayaa gacanta ku haya “

0
Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya Birhanu Jula oo Waraysi siiyay Warbaahinta EBC ayaa ka hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Ciidamada...

Madaxweyne Deni oo soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada

0
Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada, isagoo magacaabay wasiir ku xigeeno iyo wasiir u dowlayaal. Deni wuxuu magacaabay 22...

XULASHADA