MW Hore Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Garowe

0
Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland . Madaxwene Deni iyo xubno ka tirsan xukuumadiisa ayaa...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Ansixinta Dastuurka waxay noqon doonta mid lagu shubto”

0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ayaa si adag uga hadlay markale wax ka badalka Dastuurka. Xildhibaan Warsame ayaa kulul...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ku wajahan magaalada Garowe

0
Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa caasumaad u...

In ka badan 70 xildhibaan oo ka hor yimid waxkabadalka dastuurka

0
In ka badan toddobaatan xildhibaan oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ku yeeshay shir ayaa sheegay in ay si...

Hay’adda SoDMA oo maanta gargaar u qaybisay 13,900 oo qoys

0
Hay’adda SoDMA, ayaa maanta markale deegaanka Garasbaaleey si gaar ah waaxda afaraad, iyo xaafadda Weydow, degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay...

Wasiir Juxa: Akoonadii hay’daha mashaariicda nala fulin jiray waa maran yihiin

0
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay in ay maran yihiin akoonada hay'adaha mashaariicda ka fulin jiray Puntland. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa...

Burcad-badeed Soomaali ah oo lagu maxkamadayn doono dalka Hindiya

0
Ugu yaraan 35 budhcad-badeed Soomaali ah oo lagu qabtay badweynta Hindiya ayaa wajihi doona maxkamadayn gudaha Hindiya ah. 35-ka qof ayaa isku dhiibay ciidamada badda...

Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka dayn cafinta ee Paris

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ayaa waxa uu khudbad ku saabsan...

Wasiir Kayd: Itoobiya bad helimayso hadii ay na aqoonsan waydo

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland D.R. Ciise Kayd Maxamuud, oo ku sugan Faransiiska ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya ay ku guda jiraan dhamaystirka is-fahamkii...

Hirshabeelle: Suurtagal ma ahan in cid aan sharci ahayn ay hor istaagto cid sharci...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha HirShabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure ayaa sheegay dagaalkii ka dhacay magaalada Baladweyne inuu sabab u ahaa markii jidgooyo loo dhigay guddoomiyaha gobolka...

XULASHADA