Kenya oo sheegtay inuu sii xirnaan doono xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan mar dhow dib u furi doonin xaduudka ay la wadaagto Soomaaliya.
Kenya waxay sheegtay inay walaac ka muujinayso saameynta...
Madaxweyne Xasan oo magacaabay ergeyga arrimaha caafimaadka iyo nafaqada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed...
Qaramada Midoobay: Mustaqbalka Soomaaliya wuxuu ku jiraa halis
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa sheegtay mustaqbalka Soomaaliya inuu halis ku jiro. Waxay sheegtay dalku inuusan horey u socon karin Puntland...
Aden Faarax oo loo magacaabay mid kamid ah xilalka u sarreeya Dowladda Itoobiya
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu Aden Faarax u magacaabay Madaxa Xafiiska Dhismaha Dimuquraaddiyadda Itoobiya, sida lagu sheegay...
Raysal wasaare Xamse “Waqti uma hayno is qabqabsi mudo 40 sano ku dhaw ayaan...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markale si faahfaahsan uga hadlay ansixinta afarta cutub ee ka midka ah Dastuurka oo Sabtigii...
Puntland oo Aqoonsigii kala laabatay Hay’addaha dawladda Federaalka(AQRI HOOS)
Puntland ayaa ku dhawaaqday in aqoonsigii iyo kalsoonadii kala laabatay Hay’addaha dowlada Faderaalka ah ee Soomaliya ka dib kulan ay yeesheen xalay Golaha wasiirada...
Somaliland oo sheegtay in dastuurka cusub ee Soomaaliya aanu khusayn
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in dastuurka cusub ee maanta uu Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay aanu khusaynin deegaanadeeda.
Wasiirka Warfaafinta Cali Xasan Maxamed 'Cali Mareexaan', oo waraysi...
Labada aqal ee baarlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku meel mariyay wax ka beddelka...
Baarlamaanka labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay afarta cutub ee wax ka beddelka Dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.
Afarta cutub ayaa mid...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beera
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta aan ku eegi doona Xoojinta Dalaga iyo nidaamyada goosashada dalagyada...
IGAD oo ka digtay khatar roobab kusoo wajahan Soomaaliya
Gobolka Geeska Afrika ayaa la filayaa in ay ka da’aan roobab xoogan inta u dhaxaysa bilaha April iyo June, sida ay sheegtay Xarunta Saadaasha...


















