Wasiirka dastuurka Soomaaliya: Geeddi socodka ummadda Soomaaliyeed la hayste uma noqon karo diidmada Puntland
Wasiirka dastuurka iyo caddaaladda xukuumadda Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud ayaa sheegay in wax wadatashi ah oo ka maqan wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya aysan...
Senator Faroole oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh inuu beddelay dastuurkii Soomaali heshiiska ku...
Senator Cabdiraxmaan Faroole, madaxweynihii hore ee Puntland, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh inuu beddelay dastuurkii Soomaalidu heshiiska ku ahayd.
Senator Faroole oo wareysi siinayay...
Bangiga Adduunka oo digniin adag u diray dowladda federaalka Soomaaliya
Bankiga Adduunka ayaa digniin u diray dowladda Soomaaliya, digniintaas oo ku aaddan dib u dhaca ku yimaada soo gudbinta warbixinta hanti dhowrka ee mashaariicda...
Wanlaweyn: Nin Xaaskiisii hore oo Caruur u dhashay ku dilay oo isna toogasho lagu...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil argagax leh oo Shalay galinkii dambe ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose,...
Baarlamaanka Guud ee Afrika oo hoggaan cusub doortay
Dalka Koonfur Afrika, waxaa ka dhacday doorasho lagu soo doornayey hoggaanka cusub ee uu yeelan doono baarlamaanka guud ee Afrika, ee loo yaqaan Africa...
Kulan lagu taageerayay ansixinta dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee XFS , Xildhibaano mas’uuliyiin, qurbe-joog iyo Diblomaasiyiin ayaa ka qeyb galay habeenka Qurbe...
Puntland: Wax ka beddelka dastuurka wuxuu khatar ku yahay midnimada iyo qaranimada Ummadda Soomaaliyeed
Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu si adag uga soo horjeedo, ugana digayo beddalidda Dastuurka KMG ka ah, si aan Soomaali heshiis ku ahayna meesha...
In ka badan 100 maxbuus oo lagu sii daayay Cafis Madaxweyne
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa Cafis madaxweyne kusii daayay 116 maxbuus oo ku kala xirna xabsiga dhexe ee Xamar iyo xabsiga MBCC...
Dowladda Fedaraalka oo soo bandhigtay Muqaalka qaabkii loo fuliyay qaraxyadii Suuqa Bakaaraha iyo ragii...
Warbaahinta qaranka ayaa baahisay warbixin Muqaal ah oo lagu soo bandhigay cadeymo ay duubeen Kaamirooyinka qarsoon, kuwaas oo duubay muqaalo muujinaya qaabka kooxda Al-shabaab...
Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Soomaliya ?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah...


















