Dowladda Soomaaliya oo digniin adag u dirtay maraakiibta jarriifka kawada haya xeebaha Soomaaliya
Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay dhammaan shirkadaha kalluumeysiga & milkiilayaasha maraakiibta, iyadoo ku amartay in ay u hoggaansamaan shuruucda...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta aan ku eegi doona Xoojinta Dalaga iyo nidaamyada goosashada dalagyada...
Darawal mooto bajaaj oo magaalada Garowe ku dilay askari katirsan ciidanka Puntland
Ciidamada amniga Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane loo haysto inuu magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ku dilay askari katirsan ciidanka amniga gobolka Nugaal.
Askarigaan...
Raysal Wasaare Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada
Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiiradda, oo ay kamid yihiin wasiirrada arrimaha gudaha, amniga iyo...
Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay Agaasimaha Build Up
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Agaasimaha Build Up Jerry McCann, iyo Madaxa Siyaasadda...
Maraakiib dagaal oo kusoo qul-quleysa xeebaha Soomaaliya + Ujeedka
Waxaa sii kordhaya tirada maraakiibta iyo doomaha dagaal ee howl galada ka wada meelo ay ka mid yihiin biyaha Soomaaliya tan iyo markii maraakiib...
Sanbaloolshe oo loo magacaabay inuu noqdo Agaasimaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda todobaadlaha ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda amniga gudaha ee magacaabista Agaasimaha cusub ee hay'adda Nabadsugida...
Dowladda Soomaaliya oo amartay in si degdeg ah loo xiro qunsuliyadaha Itoobiya ay ku...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amartay in la xiro isla markaana oggolaanshihii hawlgalka ay dalka uga furnaayeen kala noqotay qunsuliyadaha ay Dowladda Itoobiya ku leedahay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Sacuudiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu...
Raysal wasaare Xamse “Waxaa la soo afjaray dilalkii loo geysan jiray Wiilasha Bajaajlayaasha Muqdisho”
Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Fedaraalka ayaa degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho uga qeyb...


















