Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 11-04-2024

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

Madaxweynaha JFS oo la kulmay saraakiisha haweenka ee ku jira Ciidamada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga awgeed xalay kulan dhiirigelin ah la qaatay qaar ka mid ah...

Hiiraan State iyo Hirshabeelle oo kala magacaabay guddi baaris ku sameynaya dhibaatooyin ka dhacay...

0
Guddoomiyaasha gobolka Hiiraan ee maamulada is diidan hadana kuwada sugan aqalo isku muuqda oo ku yaala gudaha magaalada Baledweyne ee Hiiraan State iyo Hirshabeelle...

Puntland: Haddii Soomaaliya ay kala tagto waxaa masuuliyaddeeda qaadaya madaxweyne Xasan Sheikh

0
Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay, in wax ka bedelka dastuurka ay horseedi doonto kala taga  midnimada Soomaaliya. Madaxweyne Ilyaas...

Dowladda Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd

0
Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in dowlada Soomaaliya ay ka cafisay dhamaan deymahii ay ku laheyd, kadib kulan ku dhexmaray xarunta Safaaradda Ingiriiska ee magaalada...

Madaxweyne Xasan Sheikh: Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku...

0
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, dalku inuu aadayo doorasho dimuqraadi ah, isagoo u sheegay cid walba oo ka ra’yi duwan...

Dowladda Soomaaliya oo gaari qalabeysan ku wareejisay maamulka SSC

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyed Dr. Cali Xaaji Aaden ayaa Gaari qalabeysan oo nooca gargaarka deg dega ah (ambulance) ku...

Dadka ku nool Baledweyne oo walaac xoogan ka muujiyay amni xumo ka jirta magaalada

0
Amniga guud ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa noqday mudooyinkii dambe mid faraha ka baxay, kadib markii uu si weyn u kordhay...

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo digniin adag kasoo saartay weeraro argigxiso oo ka dhici...

0
Safaarada Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin culus oo ku aaddan qatarta dhanka amaanka ah ee kusoo wajahan muwaadiniinteeda ku sugan Muqdisho. Safaaradda...

Akhriso: War-murtiyeedka heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya iyo Sacuudiga

0
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Boqortooyada Sucuudi Carabiya kadib martiqaad uu...

XULASHADA