Mucaaradka Puntland: Ma galayno wadahadal aan ahayn doorasho waqtigeeda ku dhacda
Mucaaradka Puntland oo saxaafadda kulada magaalada Garowe, ayaa wada hadalkii madaxweyne Deni ee arrimaha doorashooyinka, ku tilmaamay mid jees jees ah
Mucaaradka ayaa sheegay inaysan...
Ciidamo taabacsan mucaaradka Puntland oo Garowe ka sameeyay dhaqdhaqaaqyo ciidan
Ciidamo taabacsan mucaaradka Puntland ayaa saakay waaberigii, waxay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka sameeyeen qeybo kamid ah magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.
Ilo xog ogaal ayaa u...
Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday Saldhiga ATMIS ee magaalada Buula mareer
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Xalay ka dhacay gudaha degmada Buula mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo u dhaxeyay ciidanka Midowga Afrika...
Kornayl Jimcaale: Deni isagaa dambiile ah oo dad rayid ah ku laayay Garowe iyo...
Taliyaha ciidanka Danab ee Puntland, Kornayl Jimcaale Jaamac Takar ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu shalay saxaafadda kasii daayay madaxweyne Deni, kaasoo ahaa inuu...
Xildhibaano iyo siyaasiyiin reer Hiiraan ah oo ka hadlay saameynta fatahaada Baledweyne
Qaar ka mid ah Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga hadlay saameynta ka dhalatay...
Madaxweyne Deni oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la garnaqsado kooxaha mucaaradka
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa markii ugu horraysay sheegay in uu diyaar u yahay inuu garnaqsi la galo siyaasiyiinta mucaaradka ee kasoo horjeeda...
Maamulka degmada Buurdhuubo iyo Waxgaradka degmadaasi oo Xaqiijiyey inay go,dey Buundada
Maamulka degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo iyo Waxgaradka degmadaasi ayaa galabta xaqiijiyey inay gebi ahaanba go,dey Buundadaasi oo laf dhabar nolosha dadka deegaanka iyo ...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aanay kaligeed ku filnayn gurmadka daadadka ka dhashay roobabka
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyay shirka guddiga heer Qaran ee gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka ka dhashay roobabka deyrta ee...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo waqtiga u kordhiyay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee QM ayaa ansixiyey qaraar lagu kordhinayo oggolaanshaha Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) muddo lix bilood ah oo...
Shidaal la gaarsiiyay Qaza iyo isbitaallada oo aan loo oggoleyn
Gaarigii ugu horeeyay ee Shidaal ah oo gala Qaza tan iyo markii ay colaadu bilaabatay ayaa kasoo gudbay marinka Rafax ee dalka Masar.
Shidaalkan ayaa...


















