Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

18

Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah balaarinta Aqoonta  iyo sare u qaadida dhaqamada wanaagsan  ee Nafaqada,muhiimadana waa Quudnta Bukaanka.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 2/06/2024 Barnaamijkani oo ah kii 24aad Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Badqabka cunnooyinka iyo Nafaqada wanaagsan ee Xoolaha ,Balaarinta aqoonta iyo Sare u qaadida cunnada Hilibka iyo Caanaha

Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA