Faahfaahin ku saabsan wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Garowe

0
Xaaladda magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa saakay ah mid ay  dadku dhegta u taagayaan, baarlamaanka oo laga sugayo inuu meel mariyo wax ka...

Kulankii baarlamaanka Puntland oo kusoo dhamaaday buuq iyo gacan qaad dhexmaray xildhibaanada

0
Kulankii baarlamaanka Puntland ay ku lahaayen magaalada Garowe, ayaa kusoo dhamaaday buuq iyo gacaan qaad, ka dib markii xildhibaanadu ay si adag isugu khilaafeen...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Garowe iyo Mucaaradka Puntland oo oggolaaday inay ciidamadooda magaalada...

0
Maalintii labaad waxaa magaalada Garowe ka socda dadaalo nabadeed oo looga hortagayo in gacan ka hadal uu isku beddelo khilaafka siyaasadeed ee ka dhex...

Dowladda UK oo ku dhawaaqday 100 Milyan oo Gini oo ay ku taageerayso Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Britain, Rishi Sunak, ayaa ku dhawaaqay 100 milyan oo gini, oo ah ku dhawaad 125 milyan oo dollar, oo loogu talagalay mashaariicda...

Isimada Dhaqanka SSC oo wada dhex-dhexaadinta Madaxweyne Deni iyo Siyaasiyiinta mucaaradka

0
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa ka socda Kulamo lagu dhex-dhexaadinayo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Siyaasiyiinta mucaaradka oo isku khilaafsan arrimo...

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay xiisadda Garoowe

0
War-saxaafadeed ay maanta si wadajir ah u soo saareen saaxiibada caalamka ee Soomaaliya waxay ku baaqeen in la dejiyo lana xakameeyo xaaladda Magaalada Garoowe. Warsaxaafadeed...

Wareysi :Macalin Ibraahin Aden Cumar oo ka mid ah Culimada degmada Luuq oo ka...

0
Macalin Ibraahin Aden Cumar oo ka mid ah Culimada degmada Luuq ahna Wakiilka Mu’asasada ALRAXMA ee degmadaasi ayaa sheegay Xaalada Fatahaada uu sameeyey webiga...

(SAWIRRO)RW Xamsa oo Maanta lagu soo dhaweeyey degmada Dolow ee Gobolka Gedo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda bini’aadanimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxda dalka UK kala hadli doona in Soomaaliya laga qaado...

0
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada London ee Caasimadda dalka ingiriiska oo uu ka qeyb galayo shirka hoggaamiyeyaasha caalamka ee...

Golaha Ammaanka oo cusboonaysiiyay cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya

0
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ilaa dhamaadka sanadkan. Golaha Ammaanku waxay kordhinta cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya, ku ansixiyeen...

XULASHADA