Beesha caalamka oo soo dhaweysay doorashada madaxweynaha Puntland ee 8da Janaayo 2024
War ay soo saareen beesha caalamka ayay ku sheegeen in ay bogaadinayaan dadaalka dhammaan daneeyayaasha siyaasadda iyo doorashada, si loo xaqiijiyo hannaanka nabadeed laguna...
Ciidanka Danab oo ka horyimid natiijada doorashada madaxweynaha Puntland
Taliska ciidanka Danab ee taabacsanaa mucaaradka Puntland, ayaa ka horyimid natiijadii kasoo baxday doorashada madaxweynaha Puntland ee shalay ka dhacday magaalada Garowe.
War saxaafadeed kasoo...
Dowladda Fedaraalka oo si kulul u cambaareysay talaabo kale oo ay qaaday Somaliland
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay talaabooyin Somaliland ay kula kacday qaar ka mid ah dadkii ka horyimid heshiiskii badda ee madaxweynaha...
Dowladda Jabuuti oo ka hadashay damaca Itoobiya ee ku aadan dhulka Soomaaliyeed
Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay khilaafka culus ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiis bilawgii bishan Adis Ababa ku dhexmaray...
Cabdimaalik Muuse Coldoon oo markale xabsiga loo taxaabay
Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah saxafi iyo sheekh, ayay Booliiska Somaliland ee magaalada Burco markale maanta xabsiga u taxaabeen.
Coldoon ayaa intii aan la xidhin...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eretariya
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eretariya.
Madaxtooyada Soomaaliya oo si kooban uga...
Madaxweyne Deni oo mar kale ku guulaystay xilka madaxweynaha Puntland
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah ugu guulaystay doorashada madaxweynaha Puntland ee 2024-2019, kadib markii uu ku guulaystay wareegii ugu dambeeyay ee...
Guddoonka baarlamaanka oo qabtay mooshin ka dhan ah heshiisyadii amni ee lala galay Itoobiya...
Xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudbiyay mooshin ka dhan ah heshiisyadii iskaashiga amniga oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta
Guddoonka baarlamaanka...
Bannaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo heshiiska Itoobiya oo ka dhacay magaalada Boorama
Bannaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo heshiiska badda ee dhawana dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland, ayaa ka dhacay magaalada Boorama.
Bannaanbaxa oo saaka ka bilowday magaalada...
Sciiid Deni: Dowladda federaalku waxay Puntland ku cadaadisay inay aqbasho wax ka beddelka dastuurka,...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ku cadaadisay inuu aqbalo wax ka beddelka dastuurka, si Puntland loogusoo fasaxo mashaariicda...


















