Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Talyaaniga uga qeyb galaya shirka ITaly iyo Afrika

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u safray dalka Talyaaniga, isagoo ka qeyb galaya shir madaxeedka Talyaaniga iyo Afrika oo socon doona 28-kii...

Burcad-badeedda Soomaalida oo afduubtay Markab kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Sri lanka

0
Koox looga shakisan yahay inay yihiin Burcadbadeed Soomaali ah ayaa fuulay oo afduubtay markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Sri Lanka, kaas oo ay...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista

0
Barnaamijka 7aad  ee oo Maanta aan ku eegi doonaa Waraabka iyo Maareynta Biyaha si kor loogu qaado wax dhalista iyo nafaqeynta Ciida,waxaana idiin soo...

Sayid Aadan oo booqday xero ay baneeyeen ciidamada Itoobiya + Sawirro

0
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland, ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Ciidanka ee Madhamaato oo...

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay in maxkamadda ICJ ay baarto xasuuqa Israaiil ka geysatay...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aankii ay dhawaan Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ku sheegtay in ay awood u leedahay in ay baaritaan...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in aysan dagaal la geli doonin Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in dalkiisa aanu dagaal marnaba la gali doonin Soomaaliya, iyagoo doonaya galangal ay u helaan bad iyo...

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mowqifka maamul goboleedyada ee Xadgudubka Itoobiya

0
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ka hadlay damaca iyo xadgudubka dowladda Itoobiya ay ku dooneyso qeyb ka mid ah dhulka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo cadeeyay mowqiifkiisa ku aadan ansixinta wax ka badelka Dastuurka

0
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ka hadlay khilaafka ka taagan dhameystirka Dastuurka ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo dhankiisa talaabadii Baarlamaanka...

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in ay qalad ahayd in maamulka hawada lagu wareejiyo dowlada...

0
Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay ku qaldantay in ay saxeexdo in maamulka hawada laga soo wareejiyo hay'addi maamuli jirtay oo lagu wareejiyo...

Wafuud culus oo ka qeyb galaysa caleemo saarka madaxweyne Deni oo gaaray Garowe

0
Wafuud culus oo isugu jira madax iyo siyaasiyiin waawayn ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, si ay uga qeyb galaan caleemo saarka madaxweyne...

XULASHADA