Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah la qaatay safiirka Turkiga

0
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah Madaxtooyadda Qaranka kula qaatay safarka dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga, mudane İbrahim...

Itoobiya oo heshiis iskaashiga dhinaca difaaca ah la saxiixatay dalka Uganda

0
Dowladaha Itoobiya iyo Uganda ayaa wada galay heshiis is afgarad ah oo  looga gol leeyahay in sare loogu qaado iskaashiga dhinaca milatari ee u...

Soomaaliya oo walaac ka muujisay khatarta ka dhalan karta weerarada Xuutiyiinta ee maraakiibta mara...

0
Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Ambassador Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka dhawaajiyay walaaca ay Soomaaliya ka qabto khatarta  weerarada Xuutiyiinta ee ka dhanka ah maraakiibta...

liiska Golaha Wasiirada Puntland oo la filayo in galabta lagu dhawaaqo

0
Madaxtooyada Puntland ayaa lagu wadaa in ay soo saarto saacadaha soo socda liiska cusub ee Golaha Wasiirada Puntland. Mudda 30 cisho ah oo Baarlamanka Puntland...

Shirkadda Qatar Airways oo ka hadashay shil ay diyaaraddooda ku gali lahayd hawada Soomaaliya

0
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Qatar Airways ayaa Axadii ka badbaaday shil ay hawada ku wada gali lahaayeen diyaaradda Itoobiya Airline. Maxamed Al-Sheiban oo...

Fiqi oo la kulmay madaxda hay’adda nabadda iyo xalinta khilaafaadka

0
Kulan isbarasho iyo is xog wareysi ah ayaa maanta waxaa uu dhex maray Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane...

Faahfaahino kasoo baxaya nin ganacsade ah oo lagu dilay Muqdisho

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil galinkii dambe ee Shalay loogu geystay nin ganacsade ahaa Suuqa Seybiyaano ee magaalada Muqdisho. Dilka ganacaanadaha ayaa la...

RSF oo bayaan kasoo saartay go’aankii maamulka Puntland uu ku musaafuriyay weriye Jamaal Cusmaan

0
Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduudka Lahayn (RSF) ayaa cambaareeyay go’aankii uu maamulka Puntland ku musaafuriyay  weriye Jamaal Cusmaan iyo soo saare kale, kuwaas oo katirsan...

Wararkii Ugu dambeeyay Nin isku gubay Banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Washington

0
Nin ayaa dab isku qabadsiiyay banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Magaaladan Washington. Ninkan oo aan weli magaciisa la shaacin ayaa shaqaalaha gurmadka caafimaadka...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo Maanta dib u bilaawday dhageysiga dacwada eedeysane Sayid Cali

0
 Waxaa Maanta markale dib uga bilaawday Maxkamada gobolka Banaadir dhageysiga dacwada eedeysane Sayid Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan inuu dhawaan Muqdisho ku gubay...

XULASHADA