Puntland oo xorriyadoodii usoo celisay ajaanib horey uga tirsanaa kooxda Daacish
Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa xorriyadoodii usoo celisey 6 eedaysane oo ajaanib ah oo horey uga tirsanaa kooxda Daacish.
Ajaanibtan...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo goordhaw ka furmay magaalada Muqdisho
Waxaa goordhaw si rasmi ah uga furmay xarunta Madaxtooyada dalka ee magaalada Muqdisho shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa...
Somaliland oo sheegtay in ay si dhakhso ah ugu duulayso Laascaanood
Millateriga Somaliland ayaa ku goodiyay in uu markale la wareegi doono qaybaha uu lumiyay gobolka Sool, isla markaana uu dhaafi doono Laascaanood.
Taliyaha Millateriga Somaliland...
Qoysas ka barakacay Fatahaad ay Webiyada Jubba & Daawa ka geysteen degmada Doolow ee...
Boqolaal Qof oo shacab ah oo ku nool degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa wajahaya xaalada adag adag kadib markii ay saameeyeen ku yeesheen...
Maxkamdda Racfaanka gobolka Banaadir oo Dhageysaneysa Dacwada Ninkii Xaaskiisa Gubay
Maxkamdda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa Maanta dhageysaneysa Dacwadda Kiiska Sayid-cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan inuu gubay xaaskiisa Luul Cabdi casiis oo u geeriyootay...
6 Budhcad-badeed Soomaali ah oo lagu qabtay isku day afduub oo ay ka geysteen...
Lix nin oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin burcadbadeedda Soomaalida ayaa la qabtay kaddib markii ay rasaas ku fureen markab shidaal oo...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah balaarinta Aqoonta iyo sare u qaadida dhaqamada...
Maxay kawada hadleen RW Xamsa oo Madaxweyne Ruto?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Nairobi waxa uu kula kulmay Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto, Xildhibaannada Soomaalida ee Baarlamaanka...
Somali PM meets with US Special Envoy for the Horn of Africa
he Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hamza Abdi Barre, engaged in strategic discussions with the United States of America’s...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariin xasaasi ah u diray mucaraadaka dowladdiisa
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Shalay Salaadii Jimcaha kadib khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Masajid ku dhex yaala madaxyooyada dalka.
Madaxweynaha ayaa...


















