Amnesty oo sheegtay in 23 qof oo rayid ah lagu dilay duqeymo uu Turkiga...
Amnesty International ayaa sheegtay in 23 qof oo rayid ah lagu dilay labo weerar oo ka dhacay Soomaaliya oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha...
Dowladda Soomaaliya oo beenisay in dad rayid ah lala beegsaday duqeymo ay geysteen diyaaradaha...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin wax khasaare oo dad rayid ah oo ka dhashay duqeymo ah ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...
Fahad oo fariin ku aadan qabuuraha Iskuul Buluusiya u diray Md Xasan Sheekh
ππβπππ ππππππππππ πππ πππ ππππππππππ
Qoraalkan kuma socdo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu la hadlayaa Xasan Sheekhii muwaadinka wanaagsan ahaa ee aan...
30 dal oo Africaan ah oo taageeray musharaxa Soomaaliya u wadato guddoomiyaha Midowga Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo ay ku jiraan dhowaad 30 dal oo...
Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo muhiim ah ku kala saxiixday magaalada Nairobi
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is afgarad oo ku saabsan...
Xamaas oo Weerar oo ku dishay Askar Israaβiil ah
Israaβiil ayaa xirtay marinka Kerem Shalom ee Gaza ka dib markii Xamaas ay gantaallo ka soo gantay aaggaas, kuwaas oo ay ku dhinteen askar...
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo maanta safarkiisii u horeeyay ugu ambabaxay dalka Kenya
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa saakay u ambabaxay magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.
Xamse Cabdi Barre...
Ethiopia oo caddaysay in aysan ballan qaadayn inay aqoonsato Somaliland
Dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda Geeska Afrika ayaa u muuqata mid miro dhal ah, sida ay sheegayaan ilo diblumaasiyadeed.
Dowladda Itoobiya...
Biixi oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socotay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed
Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shalay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo maamulka Rugta Ganacsiga...
Dowladda Soomaaliya oo sii daysay dad loo xiray dilka masuul katirsanaa hay’adda duulista hawada
Hay'adda danbi baarista ee CID-da Soomaaliya ayaa dambi ku weyday oo siidaysay 10 eedaysane oo loo haystay dilkii C/naasir Muuse Cabdiraxmaan (Dahable), oo ahaa...


















