Mareykanka oo xoojinaya wada-hadallada uu la leeyahay Soomaaliya iyo Eritrea si loo adkeeyo amniga...
Dowladda Mareykanka ayaa sare u qaadday wada-hadallada ay la leedahay Soomaaliya iyo Eritrea, iyadoo diiradda la saarayo amniga Badda Cas iyo marin-biyoodka muhiimka ah...
Somaliland oo war ka soo saartay waqtiga la sii deynayo maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in maxaabiista ay kala haystaan Somaliland iyo maamulka Waqooyi Bari la sii deyn doono hal maalin, marka heshiis rasmi ah...
Dagaal beeleed dib uga billowday gobolka Sanaag iyo maamulka Waqooyi Bari oo soo saaray...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Waqooyi Bari ayaa ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaal beeleed mar kale dib...
Dalalka Carabta iyo Islaamka oo Cambaareeyay Gelitaanka Wasiir Israa’iili ah Masaajidka Al-Aqsa
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga, Isutagga Imaaraadka Carabta, Urdun, Masar, Qatar, Turkiga, Pakistan, iyo Indonesia ayaa soo saaray bayaan ay si adag ugu cambaareeyeen...
SoDMA oo bahda caafimaadka kala tashatay u-diyaargarowga fatahaadaha la xiriira Super El Niño
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jirta hay’adaha caafimaadka dowladda iyo kuwa gaarka loo...
Midowga Afrika oo Dowladda Soomaaliya kula hadlay lahjaddii diblomaasiyadeed ee ugu adkayd
Guddiga Midowga Afrika ayaa qoraal degdeg ah u diray Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Addis Ababa, kaas oo Dowladda Federaalka loogu gudbiyay farriin...
Soomaaliya oo daah-furtay barnaamij goboleed lagu xoojinayo amniga xuduudaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Barnaamijka Goboleedka La-dagaallanka Tahriibinta (RCSP), oo ah qorshe saddex sano soconaya laguna xoojinayo amniga xuduudaha,...
Suudaan oo diidday cunaqabataynta cusub ee Mareykanka, kuna tilmaantay eedeymaha hubka kiimikada kuwo aan...
Dowladda Suudaan ayaa si kulul u diidday cunaqabatayn cusub oo uu Mareykanku saaray, taas oo dhaqan gashay Isniintii, iyadoo ku tilmaantay eedeymaha sheegaya in...
Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay in laba sano loo kordhiyo hawlgalka ciidamadiisa ee Soomaaliya
Baarlamaanka Turkiga ayaa Talaadadii ansixiyay codsigii Madaxweynaha Recep Tayyip Erdogan ee ahaa in laba sano loo kordhiyo hawlgalka ciidamada Turkiga ee Soomaaliya.
Go’aankan ayaa u...
Doorashada Galmudug oo dib loo dhigay, Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay jadwal cusub
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee Dowlad-goboleedka Galmudug, iyagoo...


















