Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 10-10-2024

23

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan:Dhalinyarada Soomaaliyeed door noocee ah ayay ka qaadan karaan Nabadda iyo dib u heshiisiinta?.

Mahadsanidiin.

Cabduqaadir Jakaarta, SOMA Program Coodinator

 

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA-SOMA