Kenya oo maxkamad soo taagtay nin lagu sheegay inuu doonayay inuu Daacish ka aas...

0
Dowladda Kenya ayaa maxkamad soo taagtay nin lagu sheegay inuu yahay hoggaamiyihii ugu muhiimsanaa kooxda Daacish ee bariga Afrika. Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ee...

Kulan dhexmaray Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Shariif Sheikh Axmed oo natiijo la’aan kusoo dhamaaday

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa sheegay in uusan wax natiijo ah kasoo bixin kulan magaalada Nayroobi ku dhexmaray isaga  iyo madaxweyne...

Soo laabashada burcad badeedda Soomaalida oo walaac weyn ku abuuray qulqulka badeecadaha xorta ah

0
Guud ahaan 33 dhacdo oo burcad badeed oo loo geystay maraakiibta ganacsiga, ayaa laga diiwaan galiyay caalamka sadexdii bilood ee ugu horeysay sanadkan 2024,...

Magaalada Baardheere oo Maanta laga Xusey 12ka Abril oo ah Maalinta Ciidanka XDS.

0
Munaasabad balaaran oo si heer sare loo soo soo agaasimey,islamarkaana ku aadaneyd Xuska 12 Abriil oo ah Maalinta loo asteeyey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Todobo cishe kadib go’aankii dowladda ku amartay in lagu xiro qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe...

0
Waqtigii ay dowladda federaalka Soomaaliya u qabatay in lagu xiro qunsuliyadaha Itoobiya ay ku leedahay magaalooyinka Garowe (Puntland) iyo Hargeysa (Somaliland) ayaa ku ekaa...

Kenya oo soo jeedisay heshiis Ethiopia ay deked ganacsi uga heli karto biyaha Soomaaliya

0
Dowladda Kenya ayaa soo jeedisay heshiis dhinaca badda ah oo lagu qaboojinayo xiisadda u dhaxaysa Itoobiya iyo Soomaaliya, taasoo ka dhalatay markii Itoobiya ay...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 11-04-2024

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

Madaxweynaha JFS oo la kulmay saraakiisha haweenka ee ku jira Ciidamada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga awgeed xalay kulan dhiirigelin ah la qaatay qaar ka mid ah...

Hiiraan State iyo Hirshabeelle oo kala magacaabay guddi baaris ku sameynaya dhibaatooyin ka dhacay...

0
Guddoomiyaasha gobolka Hiiraan ee maamulada is diidan hadana kuwada sugan aqalo isku muuqda oo ku yaala gudaha magaalada Baledweyne ee Hiiraan State iyo Hirshabeelle...

Puntland: Haddii Soomaaliya ay kala tagto waxaa masuuliyaddeeda qaadaya madaxweyne Xasan Sheikh

0
Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay, in wax ka bedelka dastuurka ay horseedi doonto kala taga  midnimada Soomaaliya. Madaxweyne Ilyaas...

XULASHADA