Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 11-04-2024

19

Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.
2- Axadda (ku celis)
 
Su’aasha Todobaadkan:Sidee Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adaha Caalamiga ah uga hortegi karaan dhibaatooyinka ka dhasha Daadadka Roobka?

Mahadsanidiin.  
 

Cabduqaadir Jakaarta, SOMA Program Coodinator

 

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA EE TODOBAADKAN