Guddida Doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqday xiliga la qabanayo doorashada madaxtooyada
Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqday in doorashooyinka isa saaran ee madaxtooyada iyo axsaabta siyaasadu ay qabsoomi doonaan 13, November, 2024.
Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Muuse...
Soomaaliya oo mar kale caalamka u sheegtay in aysan diyaar u ahayn inay wada...
Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay mar kale ku caddaysay in aysan wada hadal la geli doonin Ethiopia, ilaa ay ka...
Israa’iil oo weerar Gantaalo ah ku qaaday gudaha dalka Iiraan
Wararka ka imaanaya Bariga dhexe ayaa sheegaya in Israa'iil aroornimadii hore ee saakay weerar ay u adeegsatay Gantaalada ridada dheer iney ku qaaday dalka...
Xukuumadda Fedaraalka oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaal beeleedyada ka socda...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saadaad Caliyow ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaal beeleedyo ka socda degmooyin badan...
Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen oo kulamo ka wada magaalada Nairobi
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Shaqa ku jooga Magaalada Narobia ee Dalka kenya ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowlada...
Midowga Yurub oo ka digay bixinta madaxfurashada maraakiibta ay afduubtaan burcad badeedda Soomaalida
Ciidamada badda ee Midowga Yurub ee Atalanta ee gacanta ku haya howlgallada burcadbadeedda ah ee badweynta Hindiya, ayaa ka digay in go'aankii todobaadkii hore...
Midowga Yurub oo ansixiyay $116.9m si kor loogu qaado ammaanka Soomaaliya
Midowga Yurub ayaa ansixiyay $74.4 milyan oo dollar oo loogu talo galay qarashka ku baxaya wareejinta mas'uuliyadda amniga ee ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka...
NUSOJ oo dalbatay in si deg deg ah loo sii daayo Wariye Xuseen Cabdulle
Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si adag u cambaareeyay xariga wariye Xuseen Cabdulle, oo kamid ah suxufiyiinta madaxa-banaan ee ka howlgala magaaladda...
Raysal wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay Orodyahan guul weyn u soo hooyay Soomaaliya
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Raysal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ah...
Puntland oo sheegtay inay kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka
Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu kalsoonidii kala noqday xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo horjeeda go'aannada ay Puntland ka qaadatay xiriirka...


















