Maraykanka oo hakiyay raashinkii uu siin jiray ciidanka kumaandooska Danab
Dowladda Mareykanka ayaa hakisay cunnadii ay siin jirtay ciidanka kumaandooska Danab, kadib markii ay soo shaac baxday musuq-maasuq ku saabsan iibsashada gargaarka cuntada iyo...
DF oo war culus kasoo saartay xiriirka kala dhexeeya maamul goboleedyada
WAR-MURTIYEED KU SAABSAN XIRIIRKA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO DOWLAD GOBOLEEDYADA.
Markii la i doortay 15-kii May 2022, Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 25-04-2024
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...
Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan Shabeellaha dhexe
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in wabiga Shabeelle uu fatahaad ka sameeyay deegaano dhowr ah oo hoostaga...
Raysal wasaare Xamse oo hay’adaha dowladda ka mamnuucay shirarka dibadda lagu qabto
Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel ka baxsan dalka lagu qabto shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hay’adaha dowladda.
Go’aankaan ayaa...
Qaramada Midoobay oo 3 milyan oo dollar ugu deeqday Soomaaliya si ay ula dagaallamaan...
Sanduuqa gargaarka bini'aadantinimo ee Soomaaliya ee ay taageeraan deeq-bixiyayaasha caalamiga ah (SHF), oo loogu talagalay in wax looga qabto baahiyaha ugu daran ee dalka...
21 qof oo Ethiopian ah oo ku geeriyooday Doon kula degtay xeebaha Jabuuti
Dooni ay saarnaayeen 77 qof ayaa ku degtay xeebaha dalka Jabuuti Talaadadii, waxaana ku dhintay 21 Itoobiyaan ah, 23 kalena waa la la’yahay, sida...
Hay’adda SODMA oo digniin culus kasoo saartay roobab xoogan oo dalka ka da’i doona...
Iyadoo roobabka Guga ay ka curteen inta badan gobolada dalka ayaa hadana, hay'adda maareynta iyo musiibooyinka qaranka Soomaaliyeed ee SODMA waxay soo saartay digniino...
Shir u dhexeeyo madaxda DF iyo kuwa M/Goboleedyada oo ka dhacay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta caasimadda Muqdisho kulamo salaan iyo is...
Somaliland oo ka hadashay cida dishay aqoonyahan Cabdinaasir Dahable
Xukuumada Somaliland ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedaysay in uu amray dilka aqoonyahan Cabdinaasir Muuse Dahable oo Xamar lagu dilay bishii February...


















