Somali PM meets with US Special Envoy for the Horn of Africa

0
he Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hamza Abdi Barre, engaged in strategic discussions with the United States of America’s...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariin xasaasi ah u diray mucaraadaka dowladdiisa

0
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Shalay Salaadii Jimcaha kadib khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Masajid ku dhex yaala madaxyooyada dalka. Madaxweynaha ayaa...

Xasan Sheikh: Soomaaliya waxay diyaar u tahay dhammaan fursadaha diblumaasiyadeed ee lagu xalin karo...

0
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in ay Soomaaliya diyaar u tahay in ay raacdo dhammaan fursadaha diblumaasiyadeed ee lagu xalin karo...

Khatarta Burcad-badeeda Soomaaliya oo sii kordhaysa

0
Warbixin ku saabsan khatarta burcad badeedda ee xeebaha Soomaaliya oo kasoo baxday howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa lagu sheegay in ay sare u...

Axmed Ciise Cawad: Waa go’aan lagu degdegay in dowladdu codsato in la joojiyo shaqada...

0
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in lagu degdegay go’aanka ay Soomaaliya ku codsatay in aan dib loosoo cusboonaysiin...

Puntland oo ka hortimid go’aanka DFS ay ku doonayso in la joojiyo shaqada xafiiska...

0
Dowlad goboleedka Puntland ayaa go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in la baabi’iyo xafiiska UNSOM ku tilmaamtay, go’aan aan laga fiirsan oo Qar...

Ra’iisal Wasaare Xamse oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya, isaga oo uga...

Diyaarad Shil ku gashay Garoonka Antalya ee dalka Turkiga

0
Diyaarad ay la socdeen Ku-dhawaad 200 oo qof oo Shil ku gashay Garoonka Antalya Diyaaradaasi oo uu Taayarka hore ka qarxay ama ka banjaray ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo ka codsatay Qaramada Midoobay in la joojiyo shaqada xafiiska UNSOM

0
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay Joojinta Shaqada Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta ee Soomaaliya (UNSOM). Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 9-05-2024

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

XULASHADA