Koonfur Galbeed oo ka hortimid qorshaha ciidanka Itoobiya looga saarayo dalka
Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid qorshe ciidamada Itoobiya dalka looga saarayo dhammaadka sanadkan, sida uu horey u sheegay la taliyaha amniga...
Mareykanka oo ku dadaalaya sii wadida Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Mareykanka ayaa u ololeynaya sii wadida xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, sida lagu sheegay hadal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka,...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah balaarinta Aqoonta iyo sare u qaadida dhaqamada...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay duqayn ka dhacday gobolka Bari ee Puntland
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqayn ciidamada Maraykanka ay ka geysteen degaan katirsan dhulka buuralayda gobolka Bari ee Puntland, kaasoo lagu bartilmaameedsaday xarumaha...
Taliyihii saldhigga Bardaale oo maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degmadaasi
Taliyihii Saldhigga degmada Bardaale ee gobolka Baay iyo saraakiil kale ayaa ku geeriyooday dagaal qaraar oo illaa haatan ka socda gudaha degmadaasi.
Dagaalkan oo saaka...
Wasiirka Amniga oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AAbdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin,...
Faahfaahino kasoo baxay dagaal culus oo maanta ka dhacay degmada Bardaale
Wararka naga soo gaaraya degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta uu halkaas ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidanka Daraawiishta...
Ciidamada Itoobiya oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadkan
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ka baxaan dalka dhamaadka December 2024, sida uu sheegay la taliyaha amniga qaranka,...
Maxamuud Macallin oo xarigga ka jaray waddo ay dhistay
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA , Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarigga ka jaray waddo Interlog la saaray taas oo...
Midowga Afrika oo shaaciyay habraaca doorashada guddoomiyaha Midowga Afrika
Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay hannaanka doorashada hoggaanka sare ee Midowga Afrika, iyadoo loogu baaqay musharraxiinta daneynaya inay soo gudbiyaan taariikh nololeedkooda oo ay...


















