Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah Nafaqada iyo bad baadada Cunnada ee Waxbarashada Waa...

Qoor Qoor oo war cusub kasoo saaray dagaal beeleedyada

0
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa boqolaal ka mid ah shacabka caasimadda kula tukaday barxadda shirkoole salaadda Ciiddul Adxaa, isagoo salaadda kaddib shacabka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciida Carafo

0
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciida Carafo oo maanta Muslimiinta Caalamka si weyn ugu dabaal dagayaan...

Prof: Samatar: Aqoonsi Somaliland usoo socdaa ma jiro

0
Guddoomiyaha Ururka Hillaac Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in Somaliland anay dadaalkii loo baahnaa galin aqoonsi raadinta. Samatar oo hadal u jeediyay ardayda Jaamacada...

Madaxweyne Xasan Sheikh: Wada hadal kaste oo aan la galno Alshabaab wuxuu abuuri karaa...

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale ku celiyay in dowladdiisa ay diyaar u tahay inay wada hadal iyo wada xaajood...

Garaadka Guud ee SSC Khaatumo oo Somaliland uga digay in ay weerarto Laascaanood

0
Garaadka Guud ee SSC Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa Somaliland uga digay in ay dagaal ku qaado Laascaanood. Garaadka oo kasoo laabtay socdaal uu...

Wajigii koowaad ee qorshaha dib u howlgalinta Diyaaradii Soomaali Airlines oo soo gabagaboobay

0
Maareeyaha guud ee hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo qorshaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ku dooneyso...

Shirka golaha wasiirada oo looga hadlay bixista ciidanka ATMIS

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay...

Afhayeenkii madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabay eedayntii wasiirka Gaashaandhigga

0
Afhayeenkii hore madaxtooyada Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa), ayaa beeniyay dowladda madaxweyne Farmaajo inay qorshaynaysay in qabuuraha Iskuul Buulisiya loo beddelo hotelo ganacsi, sida...

Senator katirsan Maraykanka oo ka horyimid howlgallada cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya

0
Warbixin uu soo saaray Senator Jim Risch ayuu ku muujiyay sida uu uga soo horjeedo in Soomaaliya loo dhaqan geliyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee...

XULASHADA